Author: admin

Axmed Madoobe oo caawa Guddoomiyay kulan arrin xasaasi ah looga arrinsaday (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada kasocda deegaanada Jubaland ee lagu cirib tirayo kooxaha khawaariijta ah iyadoo Madaxweynahu uu warbixin la xiriirta howlgalada socda ka dhagaystay Sarakiisha Ciidamada. Kulanka Waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga General Yusuf Osman iyo taliyayaasha Ciidamada iyo Hay’adaha amniga Jubaland […]

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo Saraakiil dhimasho iyo dhaawac ku noqday

Qarax xooggan oo is-miidaamin ah uu fuliyay nin wax-yaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa galabta ka dhacay gudaha xerada saraakiisha ee kutaalla degmada Hodan, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan. Sida aan wararka ku helnay nin boorso ku watay wax-yaabaha qarxa ayaa soo galay gudaha xerada, waxa uuna si gaar ah ninkaasi u beegsaday isuguna […]

Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday gudaha Kenya kuna gubtay Gaadiid iyo Anteeno

Dagaalyahanno katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus xalay ku qaaday deegaan katirsan magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari Kenya, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal sida dadka deegaanka sheegeen. Al Shabaab ayaa sheegtay in weerarka ku qaadeen xero ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Kenya, waxa ayna Al Shabaab sheegeen in ay la wareegeen xeradii ciidanka Kenya […]

Dabargo’a Suugaanta Carruurta Soomaaliyeed Wax ma laga qaban karaa ?

Arar  Weedha “suugaanta carruurta” waxaa halkan loola jeedaa sheekooyinka, maansooyinka, carrabjalqada, googgaalaysiga, hiinaysiga iyo tix ama tiraab kasta ee loo adeegsado maaweelada iyo koolinta carruurta. Suugaantan asalkeeda waxaa loo tixraaci karaa saddex ilood. Tan koowaad, waa mid ay Soomaalidu curisay, badankeeduna ka timid bulshada reer miyiga ah. Suugaantan ayaa la oran karaa waa tan ugu […]

Museveni oo Madaxweyne hore ku eedeeyey inuu gabaad siiyo kooxda Daacish

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay hoggaamiyihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Joseph Kabila, in uu gabbaad siiyay maleeshiyada Daacish, una ogolaaday in ay ka faa’iideystaan macdanta iyo alwaaxda, ayna dhaqaalaha ay ka heleen u adeegsadeen inay ku dhisaan awooddooda. Jabhad horey fadhigeedu u ahaa Uganda, Allied Democratic Forces (ADF), oo baayaco […]

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo codsi xasaasi ah u diray Putin

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa warqad u diray madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, si uu ugu qanciyo Ruushku inaanu hakin hindisaha debedda loogu dhoofiyo sarreenka laga raro dekedaha ku yaalla badda Maddow. “Xoghayaha Qaramada Midoobay ayaa dedaal ku bixinaya inuu xidhiidh la sameeyo dhammaan dhinacyada ay khusayso arrintani, isaga oo tilmaamay sida […]

Ciidanka Jubbaland oo dib ula wareegay degaan shalay dagaal looga saaray

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Gerileey ee gobolka Gedo. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Daraawiishta Jubbaland ay weerar culus ku qaadeen degaanka Geriley oo galinkii hore ee Shalay ay la wareegtay Al-Shabaab. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in dagaalka xalay […]

Back To Top