Warbixin:- Soomaaliya dal dhiigiisa ku badashay shidaal….!!!

Inkastoo aan wax badan ka ogaa xogtaan hadana waxaad moodaa iney iga dabool nayeen arima kaloo badan oo uu Wariyahaani ifiyay.

Dhab ahaan Marka aad Warbixintaan Daawato waxaa kuu soo baxaya Xaqiiqooyin badan oo aan indhaha ka qabsaneynay. If you are looking for cheap Finpecia, but still are unsuccessful, you can enjoy buying it for only 0.71 USD right now at our online store! iyo in Soomaalidu riyo iyo dhalan teed cidla’ ah ku nooshahay.

Waxaa kaloo kuu soo baxaya in aan nahay bulsho iyada la isku adeegsado oo hadana laga kala adeegto..

Waana nasiib daro in Madaxda aan u kala sacaba tumi jirnay ama aan iminkaba u kala sacaba tumeyno in ay iyaguna noo Riwaayadeyan iyagoo dalka iyo kheyraad kiisana u gacan galinaya Shirkado iyo Ajaanib kala duwan.

Sidoo kale Xaal jira Allaa naga oge , wlhy markii aan Daawaday muuqaalkan oo uu soo bandhigay Saxafi American ah oo Baare ah waxaan shaki weyn ka muujiyay Kulankii Markabka Spein dushiisa ka dhacay 7-aad kan ee dhex maray Reysal wasaare Kheyre iyo Saraakiishii EU -da lagu sheegay oo aan xog dhab ah laga helin iyo Socdaalka la hadal hayo inuu Reysal Wasaaruhu ku tagayo saacadaha soo socda Dalka Qadar. oo ah dalka uu Suxufigani aad ugu falanqeeyay Warbixintiisa iyo sida shirkadahooda shidaalku gacanta weyn ugu leeyihiin Siyaasadda Soomaaliya iyo Siyaasiyiin ku sheegee naba.

WALAAHAY MEEL CIDLA’ AH BAAN QOOR SAGAARO KU HEYNAA SOOMAALIYEEY, . . WAAYOO GAALO IYO MUSLIMBA WAA NOO HISHIIYEEN SIDA MUUQATA. BALSE ALLAAH AYAAN LEENAHAY MAGAN TAADAAN KU JIRNAA IINSHAALAH.

Cridit By #Yahye #Yusuf

(function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = “//connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v2.3”; fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);}(document, ‘script’, ‘facebook-jssdk’));

REPORT:- SOOMAALIYA DAL DHIIGIISA KU BADASHAY SHIDAAL. !!Inkastoo aan wax badan ka ogaa xogtaan hadana waxaad moodaa…

Posted by Abdulkadir Farah Dulyar on Saturday, May 13, 2017

You might also like More from author