Hadiyad ku socota Reer Marka Cadeey Minan Ow Ismaan & Md. Saalax.

Waxaa messenger iga soo wacay Galabta wiil magaciisa ku qaray: Saalax Kalgacal. Yaxya miyaa?. Haa waa qofma?. waa qof aadan aqoon isguna ku aqoon, FB ayaa ka aqriyay qoraal aad ka qortay reer marka. Qoraalkaa kaliya miyaa,? Maya, gadaal u raac FB waa badan yihiin kuwa ka hadlayo sh/ hoose. Don’t lose hope, if you can’t find your Zofran for an affordable cost. We’ve got the best prices and you can get your Zofran only for 0.47 USD with us!
Waxaan rabay sawiradda,kuwa taariikh ah ayaa ku jira. Xageed ka keentay.

Folder keeyga ayaan ka dhax raadiyay. Kuwa kale ma ku jiraan? sawiradan ayaan daneeynayaahe. Ma hubo, mar kale ayaan ka fiiri doonaa. Igaarkeey Marko magaala saqiira ma ahan,tuulo dekereto lagu dalacsiiyayna ma ahan,sida aan ku arkay qoraalo badan,inkastoo anigu aanan aheeyn reer marko,haddana dhowr jeer oo hore ayaan tahay.
Hurdadii waa iga tagtay , maxaan qabtaa? Radii sawiradii uu ku weeydiinayay Saalax, intii aad iska fadhi laheed…oh. Waqti badan ayaan dul fadhiyay waana daalay markaan, 23 dan ayaan ku joojinayaa ,waxaa ugu horeey marka oo leh hal irid oo laga soo galo lagana baxo, dhinaca berriga, sawirada qaarkood waxaa ku qoran taariikhda sawirka la qaaday. Igaarkeey Saalaxoow iga raali ahaaw galabta odaygii intaa ka badan waa qaban waayay.
Adinkana aan idin mashquuliyo Reer Markoow, waxaan waayay si kasta hadaan u raadiyay buuga ka hadlayo dagaalkii Dhanaane ka dhacay ( 9-10/Feb./ 1907). Hoos ka fiiri : Sawirka Buuga, ii tilmaama halka aan ka helayo.
Qore: Yahya Amir.

You might also like More from author