Abdullahi Moalim “MW Farmajo is casil****…”

MW Farmajo sooma aadan saarin wareegta aad ku adkeyneyso xil ka qadisti uu RW Khayre ku sameeyay mareeyihi garoonka Aadan Cadde, sidoo kale amar lagu xirayo sooma aadan soo saarin mid ka mid ah wadayaashaadi gaariga dul marsiiyay Tahliil Hubane,waxaadna isku dayday adiga Shakhsiyan lacag aad jeebka dowlada ka bixisay in aad ku aamusiso reerka uu ka soo jeedo Marxuum Hubane…

Ma jirto cid diidan in cadaalada waxay qabto lagu fuliyo askarti dishay Wasiir Cabaas Siraj AHUR iyo cid kasto oo gacan ku yeelato dilkaas, laakin haddii cadaalada aad ka dhigto mid aad jeebka kala soo baxeyso waqti aad rabto,kuna fuliso qofka aad rabto oo aanan kuugu reer ahayn waxay cadaw ku tahay cadaalad ka shaqeyso dalka iyo helitaanka dowlad wanaag..

Waxaan aad ula yaabay in aad maanta wareegta ku aqbashay xilka ka We’ve got the most cost effective deals for medicines you can find! You can get Confido only for 46.8 USD right away! qadisti Mareeyahay Hantidhawrka Qaranka oo weliba ay sharci-yaqaanka leeyihiin in ku dhaqaaqista falkaas uunan kuu ogalaaneyn dastuurka dalka u yaal,isla markaasna aad horay uga gaabsatay ina adeerkaa Gene Cabdi Ashkir kolki uu diiday amarka RW Khayre in aad soo saarto wareegto aad amarkiisa ku adkeyneyso..

Dhacdadan iyo dilka AHUR Wasiir Siraaj wuxuu banaanka soo dhigay in aad tahay qabiiliista wryn tahay oo aan ixtiraamin u heyn sharciyada dalka u yaal…iska daaye,lagaana sugimaa aad isku doonto,heshiisna aad dhax dhigto dad kala firdhaday.dagaala sukeeyana ay aafeeyeen…

Waxaan kuu soo jeedinayaa in aad xilka iska casisho haddii ay mar uun dhab kaa ahayd in dalkaan uu helo dowlad wanaagsan oo aan dadkeeda dhib hor leh ugu darin,isla markaasna aan dalkan iyo dadkiisa mar kale u horseedin burbur nidaam oo mar kale yimaado…Ilaahey nooma keenee $$
100 maalmood ka yar waxaa cadaatay in xukuumaadaad la timid iyo adiga tihiin Hooyadi iyo Aabihi Musuqmaasuqa iyo Fasaad qorsheysan…

WQ: Abdullahi Moalim

You might also like More from author