XOG HOOSE: MD Farmaajo & RW kheyre oo Xil Culus u magacaabaya Salaad Cali Jeelle….

Sida qorshaha yahay dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in siyaasi Salaad Cali Jeelle ay xil muhiim ah uga dhiibto, maadaama ay u aragtay shaqsi shaqo badann.

Ilo wareedyo lagu If you are in need of a cost effective solution for your Allopurinol purchase, we are the one to provide it! We offer Allopurinol only for 0.94 USD! kalsoon yahay kuna sugan Villa Soomaaliya ayaa inoo sheegay in Salaad Cali loo magacaabo doono la taliyaha wasaaradda difaaca ee dhanka howlgallada.

Wuxuu wasaaradda kala talin doonaa sida loo qaadayo weerarada ka dhanka ah Al-shabaab, hababka la isticmaalayo, iyo sida looga hortagayo weeraradooda.

Wuxuu qeyb ku yeelan doonaa go’aaminta weerarad meelaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab, iyo sidoo kale arrimo badan oo difaaca ku saabsan.

Salaad ayaa markii uu ahaa Wasiir ku xigeenka Difaaca wuxuu qabtay shaqo adag, isaga oo dalka ka saaray Maxkamadihii Islaamiga ahaa.

You might also like More from author