Xillal la magacaabay kadib waxaa iiga soo baxaday Laba su’aal.

1- Xilaalka badankoodu waxa lagu sheegay xillal Qaran. Laakin: Gudoomiyaha Gobalka Banaddir, maamulaha Dekeda iyo Airporka xamar , ma yahiin xil qaran,waxay u Don’t waste your time looking for affordable Brand viagra deals anymore, because you’ve found it – buy your medicine for 4.75 USD now! muuqdaan xil gobal ( Banadir) oo la mid ah Gudoomiyayaasha J/hoose, Hiiraan ,Bari iyo kuwa la mid ka ah,, xaq ma tahay inay ku soo baxaan dekareeto madaxweeyne, iyadoo madaxda gobalada , dekedeha iyo garoomada kale ay ku soo bacayaan dekereeto maamul gobal, xaq ma u leeyahay madaxweeynuhu in uu magacaabo mise waxaa iska leh xidhibaanada deegaanka,. Sharciyan ?.


Kalmada caasimad dadka ma lagu hilmaansii karaa xaqa gobal ee la midka ah kuwa kale ,xattaa haddii ay tahay caasimad?
2- Qaybinta ciidamada turkiyu tababarayo Sida loo kala qeybiyey: Puntland: 3 kun oo askari. Jubbaland: 3 Kun oo askari. K/galbeed: 3 Kun oo askari. Hirshabelle: 3 Kun oo askri. Galmudug: 3 kun oo askari,Banaadir: Kun askari.???? Annaga oo og tirade ciidanka joogo xamar iyo muhimada Xamr dhinaca nabadgalyada? Miisaanka wax la saaray markiisii hore ma dheeli tirnaa?.
FG. Annigu Gobalka aan ka imid waxa uu magacaawdaa gudoomiyayaashiia gobal, 3000 asgarina waa loo ogolaaday.
Walaalkaa oo aad xaqiisa maldahdo , dhibkana waad la wadaagee,waxbuuna tirsanayaa!!!!Waan khaldanaa karaa,I sax oo u fahamsii, in aan wax khalalad u fahmay ayaa dhici karto. Fadlan ha u qaadan su’aasheeyda si kale, Waan ku qancaa jawaabtaada , Mahadsanid walaalkeey/walaashhey.
Qore: Yahya Amir

You might also like More from author