Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Miisaaniyada 2017-k maanta loo qeybinayo.

Waxaa maanta uu Baarlamaanka Soomaaliya yeelanaya Kulan ay uga hadlayaan Miisaaniyadda Dowladd ee 2017,waxaana Xildhibaanada Baarlamaanka loo qeybin doonaa Miisaaniyadda 2017 oo There’s no need to spend your time looking for a cost effective solution for your dilantin! Purchase it for 0.66 USD right now! ay ka soo doodi doonaan mudanayaasha.

Xildhibaanno ka mida Baarlamaanka ayaa sheegay in Maanta Kulanka intiisa badan looga hadli doono Miisaaniyadda Dowladd ee 2017.

Dhanka kale Xildhibaanada Baarlamaanka ay Maanta wax ka badel ku sameyn doonaan Qaraar ku saabsan Gurmadka Abaaraha Dalka ka jira iyo qaabkii loo gurmadka loo samayn lahaa.

You might also like More from author