Xildhibaan Dheeg Oo Ka Hadlay Ciidamo Laga Qorayo Gobollada Bari Ee Somaliland

Xildhibaan Dheeg Oo Ka Hadlay Ciidamo Laga Qorayo Gobollada Bari Ee Somaliland.

Xildhibaanka ayaa Waxaa uu sheegay in dhawaanahan ay soo baxday warar sheegaya in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ciidamo ka qorabeysay goboladda Sool iyo Sanaag si ay uga midnoqdaan ciidamadda xooga dalka Soomaaliya, taasi wax la qaadan karo ma’aha in Somaliland ay yimaadaa dowladdo kale oo calankooda ka taagto  waxaa sidaas yiri xildhibaan Dheeg oo ka tirsan xildhibaanada Somaliland.

You might also like More from author