Xassan Daahir Aweys oo Farmaajo ka dalbaday in lasii daayo *Daawo*

Xassan Daahir Aweys oo xiran mudo 5 sano gaareysaa ayaa dhawaan wareysi ay ka qaaday gabar reer Kanada ah ayaa waxaa uu madaxweynaha Soomaaliya uu If you want to save on the buying of your allegra, you should find someone reliable. We’ve got the best deals, and you can buy your allegra for 0.46 at our store! ka codsatay in xoriyadiisii la siiyo.

Mar ay wareysaneysay gabadhaas oo waydiisay in uu ka laabtay mowqifkii uu aaminsanaa hadii cafis la siiyo, Wuxuuna ku jawaabay in Uusman waligiis ka laaban doonin waxa uu aaminsan yahay.

DAAWO

You might also like More from author