Xaalada dhaawacyadii loo qaaday Dalka Suudan oo laga deyrinayo

#Ilwareed Online – #

Gudoomiyaha Gudiga Qaran ayaa sheegay in Suudaan ay ka soo agarayaan fariimo kala duwan dalka Suudan taas oo ku aadan duruufo kala duwn oo ay qabaan dhaawacyadii loo qaday dalkaas.

Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay in habeen iyo Maalin ay cabashadaas u timaado 161 qof, isla markaana qof ka mid ah dhaawacyadii la qaaday uu geeriyooday.

Waxa uu ka dalbaday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in dadkaas oo qaarkood xataa aysan heysan waxyaabihii ay cuni lahaayeen kiradii gurigooda, iyo abahiyo kale oo farabadan intba.

Marka lagas oo tago hadalka Gudoomiyaha Guddiga Gurmad qaran ayaa waxaa horay u jirtay in Baraha Bulshada lagu soo bandhigayay cabashada dadkaas.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : #ilwareedonline

The post Xaalada dhaawacyadii loo qaaday Dalka Suudan oo laga deyrinayo appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author