Wasiirka Amniga oo maanta xariga ka jaray Hab-raac cusub oo lagu qadanayo Basaboorka

Wasiirka Wasaarada Amniga Soomaliya Mudane Maxmed Abukar Islow Ducaale ayaa manta si rasmi ah xariga uga jaray hab-raaca cusub ee qadashada Basaboorka Soomaliya.

Wasiirka oo manta kormeer guud ku sameyay xarunta bixinta basaboorada Soomaaliya ayaa mid mid u kormeeray xafiiskayada hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Sida Xafiiska Hubinta Muwaadinimada, Xafiiska Qadashada basaboorka, Xafiiska Daabacaada, Xafiiska Keydka, iyo Xafiiska Shaqada iyo We can fulfill your kamagra Super needs in the best and most cost effective way. Buy your kamagra Super now for only 4.06 USD! shaqaalaha.

Hab-raacan cusub ee qaadashada Basaboorka ayaa ah mid lagu kontoroolayo dadka qadanaya Basaboorka in ay yihiin dadka xaqa u lahaa iyo sidoo kale in dib loo soo celiyo sharafta Basabooka.

You might also like More from author