Wasaaradda Amniga oo Amaro cusub soo saartay…

Wasaaradda Amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa amar ay soo saartay waxay ku sheegtay in loo baahanyahay inay isi soo diiwaan galiyaan Shirkadaha Ilaaladooda.

Sidoo kale Wasaaradda Amniga waxay fartay dadka heesta Gawaarida aanan Xabada Karin inay ka soo diiwaan galiyaan Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya.

The post Wasaaradda Amniga oo Amaro cusub soo saartay… appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author