Warqado Digniin ah Oo lagu Daadiyay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha (Akhriso)

Warqado Digniin ah ayaa lagu daadiyay Goor dhow Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magalada Muqdisho.

Si gaar ah waxa loogu digay Ganacsatada Suuq Khaliifa Ee Bakaaraha Ilaa hadda lama oga Warqadahaan Cida ka dambeysa iyo Digniinta ay soo direen If you want to save on the buying of your emsam, you should find someone reliable. We’ve got the best deals, and you can buy your emsam for 1.37 at our store! waxay salka ku heyso.

illaa Hada Lama Oga Cida Sida rasmiga ah uga Dambeysa Warqadahaasi Daadintooda Waxaana loo maleynaayaa in ay Ka Dambeeyaan Shakhsiyaad Gaar ah.

Suuqa Bakaaraha oo dhowaan ka kacay dab geystay qasaarooyin ballaaran ayaa loo aaneynayaa ciriiriga waddooyinka dhex mara suuqa, taasi oo keentay in la burburiyo goobo ganacsi oo si sharci darro ah wadada ugu dhex yaala.

You might also like More from author