Wariye lagu dhaawacay magaaladda Muqdisho

Mahad Maxamed Cabdiraxmaan “Mahad Mutawakil” oo ka mid ah wariyaasha u-shaqeeya Radio Shabelle, ayaa maanta ku dhaawacmay Israsaaseyn Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmartay, xaafadda Tarbuunka ee degmadda Hodan ee Magaaladda Muqdisho.

“Israsaaseynta, waxaa ay u dhexeysay ciidamada Guddoomiyaha Maamulka Degmada Hodan Axmed Salaad Ibraahim isoniazid costs fairly much on the market in general. But there are advantageous offers anyway! Buy it only for 0.53 USD and save big! iyo ciidamo kale. Wariyaha waxaa goobta uu ku wareystay Guddoomiyaha degmadda” sidaasi waxaa sheegay Idaacada uu u-shaqeeyo wariyaha.

Ma jirto wax hadal ah oo kasoo yeeray Maamulka degmadda Hodan iyo Masuuliyiinta kale ee dowladda.

Mahad Mutawakil, ayaa sanadihii dambe si fir-fircoon uga dhex-muuqday warbaahinta gudaha dalka Soomaaliya.

Maalmihii dambe, kala shakiga ciidamadda dowladda ayaa kusoo badanayay magaaladda.

Dowladda Soomaaliya, ayaa wada qorshe cusub , oo ay ku dooneyso in ciidanka Militray-ga dowladda looga saarayo magaaladda Muqdishu, si ciidamadda Police-ka iyo Nabadsugida ay ula wareegaan ammaanka magaaladda Muqdisho.

You might also like More from author