Wariye ku dhaawacmay Qarax loogu xiray gaarigiisa Saakay

Farsamiyaqaan ka mid ah shaqaalaha Tvga Universal xarunta Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawacmay qarax loogu xiray Gaarigiisa xilli uu ku sugnaa degmada xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

Sakariye Maxamuud Timacadde oo ka mid ah Shaqaalaha Tvga Universal oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay You don’t want to spend more than needed for your allegra. This is why you can get it for 0.46 USD right here, right now! in dhaawaca Wariyahaan oo lagu magacaabo Cabdixamiid Maxamed “Karsaay” uu yahay mid culus isla markaana lagu daweynayo mid ka mid ah Xarumaha Caafimaadka Magaalada.

You might also like More from author