Warbixin ku sabsan Sababta keentay in diyaarado ka baxay Muqdisho lagu sii baaro Garoonka Wajeer.

Cillad Farsamo oo dhinaca maamulka ah awgeed ayaa 2 diyaaradood oo ka duuley Airporka Aadan Cabdulle kuna sii jeedey Nairobi lagu leexiyey wajeer, diyaaradaha ayaa waxaa ka dhimanaa warqado ay bixiso wasaaradda Gaadiidka Kenya sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha duulista hawada ee labada dal.

Heshiiskii Soomaaliya iyo Kenya ee ku saabsanaa dulimaadyada tooska ah waa mid shaqeynayaa isla markaana aysan jirin wax caqabad oo hortaagan, waxaana laga codsanayaa shirkadaha maamula If you are looking for cost-effective solutions for your propranolol purchase, you should check our offers – buy propranolol just for 0.38 USD! diyaaradaha in ay qaataan warqadaha lagama maarmaanka u ah duulimaadyada tooska, sida warqadda duulimaandka waqtiyeysan.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya waxay si aad ah uga xuntahey waqtiga ka dhumay rakaabkii saarnaa diyaaradaha lagu leexiyey Wajeer, waxayna rajeynaysaa inaysan dhicin markale.

You might also like More from author