War Deg Deg ah:Cabsi daran oo soo wajahday Qaar ka mid madaxda Al-Shabaab iyo deegaano hor leh oo ay gabaad ka samaysteen.

Wararka ka imaanaya Want to save some money on your Forzest purchase? No problem! Get Forzest for 6.89 USD only! Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saraakiil ka tirsan Ammaanka ee Gobolkaasi ayaa xaqiijiyay in madaxda Al-Shabaab ay bilaabeen inay isaga baxaan deegaanada Gobalkaasi kadib dhaq dhaqaaq ay sameeyeen Ciidamada Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM.


Al-Shabaab ayaa Xalay ilaa saakay la sheegay inay ka baxayeen Deegaanka Gandiirshe oo ku dhaw Deegaanka No: 50, iyagoo gaaray deegaan lagu magacaabo Jilib Marka oo isla Gobalkaasi ka tirsan, halka wararka qaar ay sheegayaan in qaar ka mid ah hogaamiyaasha Shabaabka gabaad ka samaysteen deegaanka Aw-Dheegle ee Gobalkaasi.
Dhanka kale waxaa G/sh/Hoose maalmihii la soo dhaafay ku soo laab laabtay dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab Sidoo kale waxaa Gobalka la dagey colaad salka ku heysa aanooyin Qabiil.

You might also like More from author