War Deg Deg ah: Maamulka Degmada Afgooye oo wariye Hanad Cali Guuleed ka soo badbaadiyay Al-Shabaab.

Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay inay Al-Shabaab ka soo badbaadiyeen Wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog oo shalay laga Afduubtay Duleedka Magaalada Muqdisho.
Saraakiisha Afgooye ayaa sheegay inay Gacanta ku hayaan Rag Hubeysan oo ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo watay Wariye Hanad Cali Guuleed islamarkaana hadda ay sidoo kale hayaan Wariyaha oo Nabad Qaba.
Dhanka kale Wariye Hanad Cali Guuleed ayaa markii hore laga Afduubtay Meel u dhaw Kaamka Weydow oo ku yaalla Duleedka Magaalada Muqdisho.

If you are looking for an economic solution for your cystone needs, make sure to take a look at our deals, as you can buy it for only 46.3 USD right now!

You might also like More from author