War Deg Deg ah: Gudoomiye Ku xigeenada G/Banaadir oo goordhow la magacaabay & Haween ka mid noqoday.

Gudoomiye ku xigeenadda Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka G/Banaadir oo la badalay, waxaana loo magacaabacay Mas’ulyiin cusub kuwaasi oo kala Get the best wellbutrin SR deals at our online store today! Take a look at our offers and buy your wellbutrin SR for only 1.17 USD! ah:


1-G/kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay. Marwo Muluuka Dheere Sheekh C/qaadir.
2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sh.Maxamed.
3-Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: Mudane C.laahi Xaaji Erig.
4-Gudoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud waxaa loomagacaabay: Aadan Sh Cali.
5- Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar.

You might also like More from author