War Deg Deg ah: Guddiga Gurmadka Abaaraha oo marayey Duleedka Muqdisho oo Bam Gacmeed lagu weeraray

Mas’uuliyiin ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Qaran iyo Mas’uuliyiin ka socda Dowladda Imaaraadka Carabta oo Marayay Agagaarka Sar kuusta ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu Weeraray Bam Gacmeed.
Waxaa la soo sheegay inuusan wax khasaare ah gaysan Bam Gacmeedkaasi oo dhanka kale waxaa la cadeeyay in Gaari la socday Wafdiga uu Firir gaaray.
Dhanka kale Wafdiga ayaa doonayay inay soo qiimeeyaan Xaaladda Dadka Abaaraha ka soo barakacay ee ku sugan Duleedka Magaalada Muqdisho.

Searching for a cost effective solution to buy your Female cialis? You can get it for as much as 1.31 right now!

You might also like More from author