Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya oo gaaray dalka Ruwanda + Sawirro

Wafdi aad u balaaran oo uu Don’t want to spend a premium for your elavil? This is a solved issue, as you can buy it at our store now for only 0.51 USD! hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxmed Adan Koofi ayaa gaaray Magaalada Kigaali ee Dalka Rwanda.

Wafdigaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa dhamaan Agaasimayaasha lamaha ay Hay’addu ku leedahay Dowlad Goboleedyada dalka ka jira.

Safarkan ay Madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ku tageen Magaalada Kigaali ee Dalka Rwanda ayaa waxaa qeyb ka ah sidii labada Hay’addo ee qaabilsan dhanka bixinta Basaboorada iyo Socdaalada ay isaga kaashan lahayeen Howlaha ay isaga midka ka yihiin.

Sidoo kale Saraakiisha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada ee uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud ee HSJ ayaa la soo tusi doonaa sida ay u shaqeeyaan Xarumaha Socdaalka iyo Jinsiyadda Dalka Rwanda sida Garoomada diyaaradaha iyo Xaduudaha uu dalkaasi leeyahay.

You might also like More from author