Ururrada Bulshada Rayidka Deegaanada Ex Banaadir oo Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay arrimo dhowr ah

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Dallada Ururrada Bulshada Rayidka Deegaanada Ex Banaadir ayaa waxaa Baaq Culus loogu Jeediyay Madaxda Dowlada soomaaliya.

Gudoomiyaha Dallada If you want to get an affordable deal for your benadryl, there’s a perfect chance for it! Buy it at our store now for only 2.41 USD! Ururrada Bulshada Rayidka Deegaanada Ex Banaadir Muxudiin Xasan Afrax oo Kalnka Ka dib la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in Baaqaan uu ku socdo Madaxwaynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Raysul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Gudoonka Labada aqal.

Waxa ay Dalladu ugu baaqday Madaxda qaranka in ay dhooraan Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Yuusuf xuseen Jimcaale oo ay sheegeen in uu wax badan ka qabtay Howlaha Gobalka Banaadir.

” Waa in Waqti la siiyaa Maayarka Gobalka oo Mudadii uu xilka Hayay wax badan ka qabtay Dhismaha Gobalka Banaadir, sidaa waxaa shaaciyay Gudoomiye Muxudiin Xasan afrax.

Ma doonayno isbedel Cusub iyo shaqa cusub oo Gobalka aan wax ku soo Kordhineen Sida Gudoomiyaha Cusub sida ay qabaan Dallada.

Hadalkaan ayaa ku soo beegmaya xili La hadal hayay in Xilka laga qaadayo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf xuseen Jimcaale.

You might also like More from author