Turkiga ayaa Wali Yurub ka doonaysa soocelinta dambiilayasha u baxsaday dalalka Yurub,

 

Turkiga ayaa Waali qaba rajada uu ka leeyahay in yurub ay dib ugusoo gacan galiso Muwadinin Turki ah oo kabxsaday dalka, waqtiyo kala duwan  kadib markii lagusoo eedeeyay dambiyo kala gadisan oo ay kamidtahay iskudey Afgambi, Falal argagixiso, iyo waliba musuqmaasuq dowladeed,

 

Inta u dhaxaysa Sanadada 2007-kii ilaa iyo 2016-ka Dowlada Turkiga ayaa codsiyo kala duwan No need to waste your time searching for a cheap lamisil anymore. We offer lamisil only for 3.25 USD! u dirtay  21 dal oo ka tirsan dowladaha Yurub oo ay kusugan yahiin 339 dambiilayaal Muwadiinin Turki ah oo u Cararay dalalkaasi yurub si ay magangalyo uga helaan,

 

Badankood dadkaasi waxa lagusoo eedeeyay in ay dambi ka galeen dalkooda kadibna baxsadeen waxa ayna Xariir  la leeyahiin Kooxaha Ururada  argagixisa kajira dalka Turkiha  PKK, DhKP/C,TKP ML , iyo  ururka Al-Qa’eda, sida kuxusan warbixinada Turkiga udiray dowladaha Yurub .

 

Dowladahan 21-ka Dal ee uu Turkigu Codsiyada kala gadisan  udirtay ayaa sooceliyay 11 qofood oo kamida Dambiilayaashan 339-ka qofood ee uu doonaayo turkiga ,271 qofood kamida dadkaasi waa ay diideen dowladaha yurub in lagu celiyo Turkiga ,iyagoo sheegay in ay ahayn dambiilayaal ,  Halka 117-qoof kalana la hakiyay in arimahooda laga wada hadlo  maadaama  uu qilaaf xoogan soo kala dhexgalay Midowga dowladaha Yurub iyo Tuurkuga.

Yurub ayaa xiligan u aragta in  aan Turkiga dib  loogu gacan galin Karin dad ay dowladu u aragto dalbiilayaa ,waxayna sheegen Ciqaabta dambiilayaasha Turkigu waxay noqon kartaa daldalaad iyo jir dil, sida shacabka Turkigu ugu baaqeen dowladooda in la daldalo kuwii ku luglahaa Afgambigii dhicisoobay Sanadkii lasoo dhaafay 15 julay,

Baarlamanka Yurub ayaa isagana dhamaadkii sanadkan go’aan ka garaay in la joojiyo wadahadalka udhaxeeya midowga Yurub iyo Turkiga, iyadoo laga dhursugaya in labada dhinac ay fuliyaan balanqaadyadii ahaa Xayiraada Qulqulka Qaxootiga kasoo gudbaya dhinaca Turkiga , waxayna dowlada Turkigu ku badalan-laheed Shuruudo faraban oo ay ugu wayntahay Kubiirida dowladaha Yurub, Visaha dal kugalka Muwadininta Turkiga  Yurub in (viso) Fiiso la’aan looga dhigo, hasa-ahaatee Afgambihii dhicisoobay ayaa waxbadan ka badalay Xariirka labada dhinac, waxayna meesha ka saartay in Yurub ay joojiso wadahadaladii 100 ka sana usocday iyaga iyo Yurub,

You might also like More from author