Tirada cod bixiyeyaasha Somaliland oo la soo saaray (Akhriso)

Ilwareed Online

Guddiga doorashada maamulka Somaliland ayaa  ku dhawaaqay tirada guud ee cod bixiyeyaasha doorashada Madaxtooyada ee dhici doona 13  November.

Tirada guud ee cod bixiyeyaasha ayaa gaareysa 704,089, oo ah dadkii qaatay kaararka aqoonsiga ee cod bixiyeyaasha.

Mogadishu ‚Äď Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com

fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Tirada cod bixiyeyaasha Somaliland oo la soo saaray (Akhriso) appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author