Taliyihii Ciidanka NISA ee Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday

Waxaa maanta xilkii laga qaaday taliyihii hore ee nabad sugida gobolka Banaadir Maxamed Searching for a cost effective solution to buy your Norvasc? You can get it for as much as 0.43 right now! Xasan Faarax (Faran-far) waxaana xilkaasi loo magacaabay Saadaq Cumar Xassan, kaasi oo horey u ahaa taliyihii ciidanka nabad sugida Galmudug.

Taliyaha cusub ee NISA C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in arrintaasi looga gol leeyahay xoojinta shaqada, sidaa darteedna uu is badal ugu sameeyeyn hogaankii gobolka Banaadir ee NISA.

Taliye Sanbaloolshe ayaa markale xilkaasi dhawaan madaxweyne Farmaajo u magacaabay, kaa soo isbadalkiisii ugu horeeyey ku saameeyey hogaanka taliska nabad sudida gobolka Banaadir.

You might also like More from author