Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Wareegto ku Magacaabay Xil Cusub

Ilwareed Online

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Axmed Jimcaale Geeddi ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabay afhayeenka cusub ee ciidanka XDS.

Wareegtada ayaa waxaa lagu xusay in Dhamme C/llaahi Iimaan Ceynte loo magacaabay inuu noqdo afhayeenka cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Afhayeenada ay leeyihiin heyadaha dowlada ayaa sii badanayey mudooyinkan, waxaana hadda ku soo biiray afhayeenka ciidanka xoogga dalka, iyadoo la og yahay inuu jiro afhayeen ay leedahay Wasaarada amniga.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Wareegto ku Magacaabay Xil Cusub appeared first on Ilwareed Online.

} else {

You might also like More from author