Taliyaha ciidamada Milatariga oo beeniyay in uu Iscasilay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Axmed Buud ayaa beeniyay in uu iska Casilay Xilkiisa.

Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Buud ayaa ku sheegay Warkiisa ku turu There are a lot of frauds claiming that they sell quality brand cialis for cheap prices, but we offer high quality brand cialis for 5.23 USD. Don’t believe this ad? Check it for yourself! ku teen Laga faafiyay.

Warbaahinta qaar ayaa baahisay in uu is casilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Axmed.

Arrintaan ayaa ka dambeysay kadib markii shalay Ciidamo ka tirsan kuwa Milatariga Soomaaliyeed oo Gadoodsan ay xannibeen qaar ka mid ah Waddooyinka Magaalada Muqdisho.

You might also like More from author