Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo Xil ka qaadis lagu sameeyay.

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen. C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa Xilkii ka qaaday Taliyihii Qeybta Booliska Gobolka Banaadir Bishaar Abshir We have gathered all the best deals on the market for high quality medicines. Buy your albendazole at our store now only for 0.49 USD! Geedi,waxaana lagu badalay oo Xilkaasi loo Magacaabay Axmed Xasan Maalin oo horay Xilkaas u soo qabtay.


Dhanka kale Xilka qaadista Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa ku soo aadeysa Xilli dhawaan la magacaabay Taliyaasha ugu sareeya Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

You might also like More from author