Tahriibiye loo Gacan Geliyey Dowladda Soomaaliya (Dhageyso)

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in mid ka mid ah mukhallisiinta dadka tahriibaya oo laga soo qabtay Suudaanta Koonfureed loo soo gacangeliyey dawladda Soomaaliya lana keenay Muqdisho.

Ninkan ayaa lagu eedeeyey inuu dadka ka tahriibiyo Soomaaliya, Kenya iyo Uganda, islamarkaana uu xiriir weyn la leeyahay dadka wax tahriibiya ee ku sugan Liibiya.

Haaruun Macruuf ayaa qabashada ninkan ka waraystay Safiirka Soomaaliya ee Suudaanta Koonfureed Xuseen Xaaji Axmed.


The post Tahriibiye loo Gacan Geliyey Dowladda Soomaaliya (Dhageyso) appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author