Tahriibiyaashii ugu Badnaa oo la soo badbaadiyay.

Ciidamada ilaalada xeebaha Taliyaaniga ayaa sheegay in 48-dii saac ee la soo dhaafay If you are searching for cost efficient Shatavari offers, you’ve found the right place! Get your Shatavari here for 68.25 USD! ayaa badwaynta Mediterranean-ka ka soo badbaadiyay 600,000 oo Tahriibayaal afrikaan ah.


Qof ka mid ah muhaajiriinta la soo badbaadiyey ayaa u sheegay saraakiisha inay xeebaha Liibiya ka soo raaceen Doonyo macmal ah oo halis ku ah safarka dheer ee Badda .
Dadkan Tahriibayaasha ah ayaa la sheegay inay ku jiraan dad ka soo jeeda Wadamada Itoobiya, Uganda, Soomaaliya, Tanzania, Kenya iyo dalal kale, waxaana la sheegay inay doonayeen in ay u socdaalaan Yurub, si ay uga dhabeeyeen hamigooda .
Dhanka kale Ciidamada Talyaaniga ayaa sheegeen inay sare u kacday tirada Muhaajiriinta ka imaanaya waqooyiga Afrika.

You might also like More from author