Tacsi: loo diraayo marxuun Maxamed Xasan Cabdi Cawed

Ilwareed Online

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhamaan Maamulka, Saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed oo inankiisii marxuum Maxamed Xasan Cabdi Cawed, uu 15/08/2016, ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, waxa anu murugada la qaybsanaynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuumku.

Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, iyo asxaabtiisii.

Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka Eebbaheen Jannadii Fardowsa ku abaalmariyo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada. Aamiin. Aamiin.

Sacad Muse Abdi

Head of Advertisement
DMT Public Relation & Media
M: +252 65 9111010
T: +476 705 9893
E: saad.muse@dahabshiil.com
A: Dahabshiil Operations Center
2nd Main Road, 26 June Avanue,
Hargeisa, Somaliland

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Tacsi: loo diraayo marxuun Maxamed Xasan Cabdi Cawed appeared first on Ilwareed Online.

} else {

You might also like More from author