Soomaali loo xiray weerarkii Edmonton

Ilwareed Online

Soomaali qaxooti ahaan ku tegay dalka Canada, ayaa loo xiray weeraradii ka dhacay magaalada Edmonton, ee gobolka Alberta, halkaasi oo shan qof lagu dhaawacay, sida ay mas’uuliyiintu sheegeen.

30 sano jirkan oo aanan magaciisa la shaacin ayaa looga shakisan yahay inuu tooriyeeyay nin boolis ah uuna maalintii Sabitada dhaawacay afar qof oo kale oo marayay wadada hareeraheeda.

Haddaba khadka taleefanka ayaa waxaannu kula xiriirnay Cabdirisaaq Ismaaciil (Cabdirisaaq Cirro) oo ah Soomaali deggan magaaladaasi oo u warramay weriyaha BBC-da Cabdifitaax Ibraahim Cagayare oo marka hore waydiiyay, sida ay ku ogaadeen in ninka weerrarka gaystay uu Soomaali yahay?

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Soomaali loo xiray weerarkii Edmonton appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author