Soomaali laga soo masaafuriyey Mareykanka oo Muqdisho laga dejiyay (Dhageyso)

Dawladda Maraykanka ayaa tarxiishay koox kale oo muwaadiniin Soomaali ah oo la sheegay in maanta laga dejiyey magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa sheegay inay maanta Muqdisho kasoo degtay diyaarad wadda Soomaaliya laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka.

Dadka lasoo masaafuriyey ayaa ilo lagu kalsoon yahay waxay idaacadda VOA u sheegeen inay tiradoodu dhan tahay 68 qof.

Waa markii labaad ee dad laga soo masaafuriyey Maraykanka ay soo gaaraan Muqdisho tan iyo intii uu xukunka qabtay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.

Soomaaliya waxay ku jirtaa lix waddan oo dawladda Maraykanka ay si ku meel gaar ah All of the finest anafranil deals are gathered at our store, and you can take advantage of it right now! Buy your medicine for only 0.44 USD and save on your purchase! muwaadiniintooda qaxootiga ka mamnuucday inay soo galaan Mareykanka.


You might also like More from author