Shirkadda Qatar Airways oo ka hor imaanaysa go’aan uu soo saaray MadaxweyneTrump

Shirkadda Diyaaradaha ee Qatar Airways ayaa sheegtay inay bixinayso adeegga kombiyuutarka Laptop-ka oo deyn ah, kaasoo loogu tala galay rakaabka u safraya Maraykanka, si xal loogu helo xayiraaddii uu Maraykanku ku soo rogay qalabka elektronigga ee duullimaadyada qaar

Xayiraaddan Trump ayaa qabanaysa wixii qalab elektronig ah ee ka weyn telefoonnada casriga ah (smartphone),ee ku imaanaya 9 dayaaradood oo ka shaqeeya 10 garoon oo ku yaalla bariga dhexe, waqooyiga Afrika iyo Turkiga.

Shirkadahan ayaa waxaa ka mid ah Qatar Airways, Etihad, Emirates iyo Turkish Airlines oo sameeya duullimaadyada dhaadheer ee tooska ah ee ay badi raacaan dadka shaqooyinka ama ganacsiga u socda, kuwaasoo aan kombiyuutarradooda isticmaali karin inta duullimaadka lagu guda jiro.

Dhanka kale Qatar Airways ayaa hadal ay soo saartay ku tiri “macaamiisha waxaa u suurto gali doonaa inay dukumentigooda ku soo ritaan USB inta aysan dayaaradda soo fuulin, ka dibna ay halkaas ka sii wataan hawshooda”, No need to waste your time searching for a cheap adalat anymore. We offer adalat only for 0.39 USD! iyadoo rakaabka oo dhan ay isticmaali karaan muddo saacad ah iyo internet duullimaadka lagu jiro oo dhan isticmaalkiisa waa in qofka uunbaxsao oo kaliya 5-Doolar.

 

You might also like More from author