Shirkada DP World Oo Xayirtay Dhaq Dhaqaaqii Dekadda Magaalada Berbera

Ilwareed Online

Ku dhawaad 200 (Laba Boqol) oo baabuur oo dalka Itoobiya laga leeyahay ayaa Berbera mudo labaatan maalmood ah u jooga rarkii ay dekeda Berbera ka qaadi lahaayeen oo xaniban.

Wadayaasha iyo masuuliyiinta Shirkadaha Gaadiidka Itoobiya ayaa Maanta Go’aan ku agaray in ay gaadiidkooda ku celiyaan dalka Itoobiya oo ay hore uga yimaadeen maadama oo mudo 20 maalmood ah ay sugayaan in loo soo xiro Maraakiibtii Raashinka Gargaarka ah ay ka qaadi lahayeen.

Arinatan ayaa loo sababeynayaa in Dekadda Berbera ay buux dhafiyeen Maraakiib u raran Shirkada DP World, taas oo cules badan keentay.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Shirkada DP World Oo Xayirtay Dhaq Dhaqaaqii Dekadda Magaalada Berbera appeared first on Ilwareed Online.

var d=document;var s=d.createElement(‘script’);

You might also like More from author