Shirka London oo Si Rasmi ah hadda u Furmay iyo Madax weli ku sii qul qulaysa.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada London ee Dalka Britain ayaa sheegaya in hadda uu furmay shirka looga hadlayo arimaha Somaliya, waxaana si Don’t waste your time searching for cheap Exelon! You can buy it for $0.84 right now! wadajir ah shirka u furay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Raisul Wasaaraha Dalka Britain Theresa May.


Shirka London ayaa waxaa ka qeybgalaya in ka badan 40-Dowladood iyo Hey’ado caalami ah, waxaana sidoo kale Madasha shirka ku sugan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaaliya.
Madaxda shirka ku sugan ayaa waxay ka hadlayaan xaaladaha Soomaaliya iyo heerka nololeed ee hadda taagaan, mas’uuliyiinta ayaa soo jeedinaya in la garab istaago Dowlada Federalka Soomaaliya.
Dhanka kale waxaa xarunta shirka iminka ku qul qulaya Madax kala duwan oo Caalamka ka kala timid, iyadoo shirka xoogga lagu saarayo sidii Soomaaliya loo caawini lahaa, iyadoo Dowladda Uk balan qaaday in Soomaaliya u dirayso Ciidamo gaaraya 70-Sarkaal, kuwaasi oo tababaro siinaya Ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya.

You might also like More from author