SHIR MUHIIM AH !!!: SHIRKAAS OO DHACAAYO GOTHENBURG SWEDEN…

SHIR MUHIIM AH !!!
Kasoo qeeb gal wacan shirka lagu taagerayo ciidamada qaranka Soomaaliya.

Gacma wadajir ayeey wax ku gooyaan.
Shirkan oo ah shir isguubaabin iyo hada nahay qurbajoogta Soomaaliyeed gaar ahaan kuweena ku nool Göteborg iyo nawaxigeeda sidee gacan uga geeysana.

Baaqa ka yimid madaxda Qaranka.
Waxaay dowlada fududeeysay sidii loogu soo diri laha takuleeymaha ciidanka iyadoo furtay account dhoor ah.

Kasoo qeeb galkaada waa muhiim.

Taariiqda: 25 luulyo (Talaado)
Saacada: 17:30

Goobta: Januarigatan 27.
(Waxaa taga spårvagn 7 iyo 11 maxadada Waa Januarigatan)

Wixii macluumad dheeraad ah waxaad kala xiriirta: 0739592780

The post SHIR MUHIIM AH !!!: SHIRKAAS OO DHACAAYO GOTHENBURG SWEDEN… appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author