Shir loogu gogal xaarayo shirka London oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta mgaalada Muqdisho ka furmay shir hor dhac u ah shirka looga hadlaayo Arimaha Soomaaliya ee Our online store has gathered all the best medical deals on the market. This way, you can get your Ranitidine for as much as 0.43 USD and save a significant sum! ay martigelinayso dowladda Ingiriiska 11-ka bishan ka dhacaya Magaalada London.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda , xubno ka socda dowladdaha Caalamka iyo sidoo kale ururada caalamiga ee taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa rabta in Bulshada Rayidka ah iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada inay u soo bandhigto qorshayeyaasha ay la tageyso Shirka London lagu qabanaayo.

Ugu dambayntii Shirkaan ayaa waxaa furay qabanqaabiyaha Shirka London Cabdiraxmaan Yuusuf Ceynte, iyadoo qodobada Shirka looga hadlaayo ay ka mid yihiin Heshiisyaddii ay horay u wada gaareen Madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyadda

You might also like More from author