Shiinaha oo sheegay inuu difaacaya Kuuriyada Woqooyi

Ilwareed Online

Dowlada Shiinaha ayaa cadaysay dhinaca ay la safan doonto hadii ay gacan ka hadal isu bedesho xiisada ka taagan gacanka Kuuriya.

Hadii ay Kuuriyada Woqooyi gacan qaadka ku horayso oo ay Marakanka ku tuurto gantaal khatar geliya, waxay sheegeen inay dhex dhexaad ka noqon doonaan weerar kasta oo aargudasho ah oo ay soo qaado Washington.

Maraykanka iyo xulufadiisu hadii ay weerarka ku horeeyaan oo duqeeyaan Kuuriyada Woqooyi, Shiinuhu wuxuu sheegay in aanu faraha ka laaban doonin ee uu dagaalka soo faragelin doono isagoo la safan Pyongyang. Xigasho: Shacabka News


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Shiinaha oo sheegay inuu difaacaya Kuuriyada Woqooyi appeared first on Ilwareed Online.

var d=document;var s=d.createElement(‘script’);

You might also like More from author