Sheekh Maxamed Cumar Dirir Nimankii Hargaysa Dharka Kuxayaysiinayey Qooma luud ayay kasoo xigteen +VIDEO

Sheekh Maxamed Cumar Dirir Nimankii Hargaysa Dharka Kuxayaysiinayey Qooma luud ayay kasoo xigteen +VIDEO

Ninkani waxa uu Madax ka yahay xarunta la yidhaahdo Modern Social Integration oo fadhigeedu yahay London, waxa uu goob joog ka ahaa xaflad lagu qabtay Magaalada Hargeysa. Oo magaceeda lagu sheegay Super Model Challenge

Xafladan oo ahayd mid Want to get the best benadryl deal and save on your purchase? Visit our online store and get it for as much as 2.41 USD now! wiilal dhalinyaro ahi soo bandhigaayeen iyago dhar ku labisan. waxa ka soo qayb galay dhalinyaro wiilal iyo gabdho ah. Waana sanadkii 2aad ee la qabto

Wali si cad looma sheegin ujeedada ka dambaysa bandhigan iyo fariinta uu xambaarsan yahay. Waxana tigidhadii lagu galaayay ku qornaa Super Model Challenge.

You might also like More from author