Shaqaalaha QM ee Muqdisho oo looga digay inay ka cunteeyaan maqaayad ay Soomaali leedahay

Guddi ka tirsan xafiiska QM ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho marka magaciisa la soo gaabiyana loo yaqaano SMT ayaa uga digay shaqaalaha ajnabiga ah inay ka cunteeyaan maqaayad ay Soomaali leedahay.

Maqaayadaan oo ku taala garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa lagu magacaabaa The Village Restaurant, waana maqaayadda kaliya ee ay Soomaali leedahay taasi oo looga digay shaqaalaha xafiiska QM ee All of the finest Promethazine deals are gathered at our store, and you can take advantage of it right now! Buy your medicine for only 0.87 USD and save on your purchase! Muqdisho iyo shisheeyaha ku sugan halkaasi inay ka dhowaadaan maqaayadaasi.

Qaar ka mid ah shaqaalaha xafiiska QM ayaa sheegay in lagu wargeliyay digniintaasi ku saabsan inaysan tegin maqaayadda The Village sababo lagu sheegay khatar dhinaca amniga ah.

Dhinaca kale ilaa iyo iminka lama oga sababta rasmiga ah ee maqaayadaasi shaqada looga joojiyay iyo inuu jiro dagaal dhinaca ganacsiga ah oo ka dhex qarxay gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho.

 

You might also like More from author