Shacbiga Dalka Togo oo Kacdoon ka sameey xukunka Qoosyka 50 sano iska heeysta

dadka Dalka Togo ayaa bilway gadood ka dhan ah xukunka ku dhisan qooyska oo ay u=dalka soo xakumayeen mudo 50 sano. reer Foure Gnassingbe Madaxweynah hada talda haya ilaa 2005 markii uu geeriyoday aabihiis.  qooyskan  oo dalka fac ka fac soo xakumay.  dadka shacbiga ayaa donaya isbedel dhanka hoganka iyo dimuqradiyada oo ay dooran karan cida ay donayaa

cidanka dowlada ayaa kala horymid dadka awood sheegasho iyo risaas. waxana ay dowlada hawada ka saartay isgaarsiinta iyo saxaafada madaxa banaan oo ay ka baqeeyso ineey caalmaka u soo bandhigto waxa ka dahcay dalka togo

dadka ayaa  samaynaya mudahardyo nabadeed oo ay ku mujinaya kacdoon  kaa oo ay fariirn uu diryaan reer Gnassingbe in ay ka degan xukunka dadka fursad siya. dhalinyaro badan  aqoonayhano kana yimid dibada ayaa waxaa ay si isdabajoog ah u dlabanayan in dalka laga hirgaliya nidaam dumuqraadi ah

ma ahan markii ugu horeyse dadka togo ay arinka ak gadoodan

 

Yahya

 

ilwareednet@gmail.com

ilwareed@hotmail.com

ilwareed@yahoo.com

yahayahh@hotmail.com

The post Shacbiga Dalka Togo oo Kacdoon ka sameey xukunka Qoosyka 50 sano iska heeysta appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author