Warning: mysqli_query(): MySQL server has gone away in /home/balcad/public_html/wp-includes/wp-db.php on line 1887

Warning: mysqli_query(): Error reading result set's header in /home/balcad/public_html/wp-includes/wp-db.php on line 1887
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa manta Tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska. – Balcad.com Teyteyleey

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa manta Tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska.

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya  ayaa manta tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska waxaana garoonka ku sii sagootiyay Agaasimaha Guud ee HSJ G/Sare Maxamed Adam NJimcaale ( Koofi)

Saraakiishan manta tababarka u baxay ayaa waxaa lagu soo tababari doonaa Garoomada diyaaradaha dalka Ingariiska gaar ahaa garoomada London ,  Manchester, This is a perfect opportunity for you to save on your amitriptyline buy, because we offer it only for 0.45 USD! All is legal and real! iyo Birmham.

Wadamada Dernmark , Norwey,  iyo Rwanda ayaa tababaro nuucan oo kale ah waxa ay horay u siiyeen saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxaana uu dalka ingariiska qeyb ka noqonaa wadamada dalkooda ku soo tababaray saraakiil ka tirsan HSJ.

You might also like More from author