Roobabkii Gu’ga oo saakay ka da’ay Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Gobolada Dalka.

Waxaa magaalada Muqdisho saakay ka da’ay roob lagu Diirsaday, iyadoo roobkaan sidoo kale uu Ka Da’ay Qaar ka mid ah Gobolada Dalka.
Roobka ayaa yimid xilli dalka Soomaaliya ay ka jirto abaar daran, waxaana roobkaan si weyn ugu riyaaqay dadka Soomaaliyeed oo iyagu maalmihii la soo dhaafay waday isku soo baxyo Roob doon ah iyo Alle Bari.
Dhanka kale dhawaan ayey ahayd markii uu Roobka Gu’ga uu ka Da’ay Gobolada Waqooyi Isagoo aad u biyo Dhigay Goboladaasi.

We have gathered all the best deals on the market for high quality medicines. Buy your diarex at our store now only for 43.64 USD!

You might also like More from author