Ra’iisul Wasaare Kheyre & Beesha Habar-gidir oo kulan ku yeeshay Muqdisho + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qayb-galey kulan lagu taageerayey Xukuumadda uu hoggaamiyo, waxaan ka soo qayb galay qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Madaxwaynaha Maamulka Gal-mudug, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Dhalinyaro iyo ururada Bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka mahadceliyey xafladan lagu taageerayo xukuumadiisa waxuuna tilmamey inay ka turjumayso rabitaanka dawladnimada, maadaama ay bulshada Soomaaliyeed soo mareen dhibaato badan isla markaana u baahan yihiin Nabad iyo Nolol.

“Waxaan rabnaa mar walba in ay nala xisaabtamaan shacabka Soomaliyeed si ay We’ve got the best solution for your Cefixime purchase! Why? Just because you can buy it only for 3.96 USD with us! u helaan waxey xaqa noogu leeyihiin taasoo ah dawladnimada, si aan u gudano shaqadeena”ayuu yiri R/W kheyre.

Kulankan oo ay qabatay beesha Habar gidir oo mudooyinkan wax ka tirsaneysay dowlada ayaa ugu dambeyn waxay beeshu shaacisay iney si buuxda u taageersan tahay xukuumada RW Kheyre, iyadoo la xaliyey mad-madowgii jiray.

You might also like More from author