Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhagax dhigay xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda.

Raisul Wasaraha Dalka Mudane Xadan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah manta u dhagax dhigay xarunta ugu weyn Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda ay yeelan doonto taasi oo laga dhisi doono Degmada Waaberi

Dhagx dhiga Xarunta aya waxaa ku sugnaa Wasiirka Amniga , Agaasimaha Guud ee HS&J iyo Gudoomaiyaha Gobolka Don’t waste your time looking for affordable albenza deals anymore, because you’ve found it – buy your medicine for 0.49 USD now! Banaadir.

Dhulkan laga dhiso doono Xarunta ugu weyn ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinisnyada yeelan doonto ayaa waxaa ku deeqay Maamulka Gobolka Banaadir

You might also like More from author