Ra’iisul wasaaraha Turkiga oo ka qeyb galaya Shirka London ee looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Binali Yildirim iyo Wafdi Balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingariiska ee furmaya maalinta Don’t want to spend a premium for your Extra Super Avana? This is a solved issue, as you can buy it at our store now for only 9.67 USD! berri


Binali Yildirim mar uu warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha magaalada London ayuu sheegay inay muhiim tahay in dalalka Caalamka ay taageero weyn u muujiyaan Soomaaliya.
Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in dowladda Turkiga ay go’an tahay kordhinta taageerada la siinaayo dowladda Soomaaliya.
Dhanka kale Dowladda Turkiga ayaa ka mid ah dowladaha sida weyn u taageera Soomaaliya , waxaana sanadyadii dambe dalka ay ka hirgalisay Mashaariic fara badan.

You might also like More from author