QM wafdi ka socda oo gaaray Magaalada Garowe

Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay wakiilka QM u qaabilsan arrimaha xuquuqda aadanaha.

Madaxda labada dhinac ayaa waxay ka wada hadlay sidii ay cadaalad u heli lahaayeen Don’t know where you should look for an affordable Altace deal? Rejoice and shine, because Altace is available at our store for 0.98 USD! dhalinyaradii aan qaan gaarka ahayn ee lagu qabtay dagaalka Puntland Al-Shabaab kula gashay Suuj iyo Garacad.

Dhanka kale Madaxweyne ku-xigeenka oo ay weheliyeen xubno ka tirsan golaha xukuumadda iyo waftiga ka socda QM ayaa si wada jir ah Warbaahinta ula hadlay.

You might also like More from author