QM oo ka hadashay Falalka kooxaha Burcadbadeeda maalmahaan dambe la soo baxeen.

QM ayaa ku baaqday in si deg deg ah wax looga qabto Falalka kooxaha Burcabadeeda Soomalida ay ka geysanayaan xeebaha Soomaaliya.
Yury Fedotov Madaxa Laanta Qaramada Midoobey u qaabilsan La dagaalanka Daroogadda iyo Dambiyadda ayaa sheegay inay muhiim tahay in dalalka caalamka ay u soo jeestaan khatarta ka dilaacday Soomaaliya.


Dhanka kale Madaxa Laanta QM u qaabilsan La dagaalanka Daroogadda iyo Dambiyadda ayaa sheegay in Bilihii lasoo dhaafay kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ay qaadeen arrimo si aad ah looga naxo.

We have gathered all the best deals on the market for high quality medicines. Buy your plavix at our store now only for 0.98 USD!

You might also like More from author